Home arrow News in Somali
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:24
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:81
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:246
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:370
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 26 2008
Khasaaro ka Dhashay Dagaal Culus oo Beledweyne ka Dhacay
Written by Ali Moallim   
Saturday, 26 July 2008

Beledweyne,(insidesomalia.org)- Inta la og-yahay 6 ruux oo riyad ah ayaa ku geeriyootay dagaal culus oo gudaha Magaalada Beledweyne ku dhexmaray Ciidamada Itoobiya iyo Kooxaha ka soo horjeeda.

Dadka geeriyooday ayaa  afar ka mid ah ayaa waxaa haleeshay Madaafiic Ciidamada Itoobiyaanku ku garaaceen qeybo ka mid ah Xaafada Howl wadaag, halka labada kalena ay Ciidamada Itoobiyaanku ku toogteen agagaarka Xarunta Shirkada Barakaad ay ku lee dahay Magaalada Beledweyne.

Sidoo kale waxaa ay wararku intaas ku darayaan in Madaafiicda maanta loo adeegsaday dagaalka ku dhaceen goobo ganacsi, kuwaa oo qaarkood ahaa kaalimo lagu iibiyo shidaalka.

Ciidamada Itoobiyaanka ee dagaalka la galay Xoogagga Maxkamadaha ayaa waxaa u suurta gashay in ay la weegaan fariisimo markii hore ay ka dagaalamayeen Ciidamada Maxkamadaha kadib markii Madaafiic aan kala go' laheyn loo adeegsaday dagaalka.

Inta badan Xaafadaha Magaalada Beledweyne ayaa cidla ah, kadib markii dadkii rayidka ahaa ee ku dhaqnaa ay isaga carareen dirirta u dhaxeysa dhinacayda isku haya Magaalada aawgeed, iyadoo ay xusid mudan tahay in  mar walba la filan  karo dagaal mar kale dhexmara Xoogagga iska soo horjeeda oo ah kuwo aan wax badan kala fogeyn.





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >